Maya!! Maya!!
Adeer-Taad Waddo Maaha Saxdii!! Iyo Taayda Ayaa Ah!!!.
Maalinkasta waa u oohin iyo baroor, jaarkana wa u dhib iyo
qaaylo,waa u calaal & ciil
farq-qaniin ah hooyadda dhashay wiilka
yare e 1`, oo dad’diisu hadda tahay 13 jir, waana agoon cidna aan la dhalan.
Isagana waa u yaab, iyo Ashaqaraar, Ka bacdi geeri Aabihii, inakastoo aanu
jirin wax badan oo dhaafsiisan naas –nuujin, waa inan da’ahaan aan weeynaayn
aadna u maskax badan qimeeya dadka, heerkasta uu soo marayna aay nolushu ku
adkaayd, lakiin maa uu ahaayn damiin,
waxaase u aha qof soo jeeda oo ged-gedoonka wax ka baran jiray,
duruufaha hadba ku xeeran, 11 jirkiisu ayuu aad u yaqaanay rajada noloshiisa, tabantaabo
ayaa ku jirtaa iyo waxa u hiigsado oo u heli jiray hadba heerka nolusha uu
dadaal iyo sida uu halgana ugusoo gallo, aqoon ahaan ma u helin cid ka kaabta
heerka aqoon. Halka guyaashii dambe, cilmigu uu nqoday (waa ka madiga ah) mid ku
baxa qiime
sarre(lacag-badan), waxaana wax ka bartaa, lacag cidii
haystaa.Hayeeshee waxa u fursd u ehalay
inu garto, sidoo kale barto cilmiga islaamiga ah o u aad jaar ula
nqoday masaajidadda, cid badani kuma xeerna, waayaha dambe oo waxa loo yaacay
iskuuladda, isaga wax qarash ah lagama qaado, qalbigiisuna waa uu kisii
raaxaytaaba.
Maxamed, aabihii waxa u geriyooday isagoo labo jir ah ,
keligii ayu dhalay, malaha adeero u dhow, hadii se laga iman waayo qaar aay isu
ahaayeen ilmaabti, dibadda ku maqan oo aan dhafsiisnaayn inaay u shegtaan
ahaanshiyo o kali ah, lakiin aan waxba manaafaacad ah tarin, iyo inuu yahay
qaar aad u necba daka Afrika jooga, eedooyin lamaay dhalin oo abihi sidiisa oo
kale ayuu maddi ahaa
Hooyaadii wa Mohamadee, waxaay maalintii u shaqo tagtaa suuqa
habeenkii waxaay u keenta manafacad waxay so heshay. Waxaase quud u noqon jiray oo da’dan, uu kuso
gaadhay inaay u keeni jirtay, una karisoo lafaha hadhaaga ah ee hilib, oo
feennasho uun aay ku hadhay, Maxamed kama dhergo, ee wuu ku daala sida uu marb
meel xoogaa qud ah uga dhexradiyoo, waqtina kaga gabaabsan jiray, waxaase
muradkeedu ahaa inaay maraqsato, xoogaa qud o roodhi u badan lagu qooyo heenka
kasoo baxaa kariskaas, dhanka kale waxaay
uso iibisaa xooga farxad gelin ah oo aan ka madhnaayn caruurnimadu aay
ka helaan da’yartu, oo aay kaso iibiso
xoog-maalki, muruq ee aay manta oo dhan u taagnaayd qoraxdaas(ALLow hooyooynkeen inoo daa). Waa
hubaal in aanay iyaddu waxba ka quudan.
Aayo xumidda uu nolasha kala kulmay geeridi aabihii ka bacdi,
wxa kaabay, oo marmar sacidi jiray jarkiisa, siin jiray hadba nolasha kabisteeda
iyo hirgalinta saalixa ah, waxaase dhib badan ku hayaa hadda, wa malmahan aanu
weli qaan gaadhin sidii u hooaydii u
nasin lahaa. Waa hubaal ku digasho badani inay uga timaado yaryarka la degaanka
ah, ee geyigaas kula koray, hadh iyo habeen u sheegaa ama ku caaya, inu yahay
faqiir weligiina uu ahaan doono.
Waxaa maalin maalmaha ka m id ah masaajida uguso galay nin
aad da’aahan u waayn o waqti kasta kua arkaa inan-kan masaajidka waxaana u
waaydiiyay, adeer iwaram? wa nabad. Adeer ad, mxaad u duceesysataa?, maxaadse ilaahay
wasydisitaa? iyo jawaab ah adeeer
aabahaay ayaa ku jira god madoow oo
anana garanaayn waxa uu kala kulmi karro markaa waan u duceeyaa maraksta .
Ninkii aya int uu yaabay aadna ugu frxay inakas caqligisia
iyo maskaxdiisa, wanaaga noloshiisa saxda ah ee ku socda, garasho caqli eek u
jirtaa iyo karaamada ilaahay siiyay, ayuu inta uu kor u kacay, adeer khaayr ilaahay
ha ku siiyo.
Maxamed waxa u helay cilmi ki ugu sareeyay waxa u bartay diint
silaamka waxaana uuu ka mid nqoday ardayda sida fiican wax uga barataa, ama si
bartaba waa mcalinee, tafsiirka qur’aanak kariimka ah iyo hirgalinta dhaqan
ahaan. Waxaan u ka mid nqoday dadka inta badan lagaga daydo is bedelka
nololeeed.
Hadda maxamed waxa u da’ahaan jira 25 jir cilmi waa ka qanni,
waxa u yaqaan diinta Islaamka si qotto dheer ,waxaan ad looga dambeeya cilmiga
fiqiga!! o ah ak ugu baladahn iyo maxadirooyinka u gallo o ad loga dambeya.
Waxa uu muddo kooban u sheqeeyay shirkadaha dalka mid ka mid
ah, waxaana u noqday, midka mid masuulitiinta, shirkadaas waxaan u gaadhay marki dambe inuu bar biloobo gancsi, gallona
heer dhaqan-dhaqaale oo dhisme, ilaahyna
u barakeeyay, sido kalewaxa uu ka mid yahay dadk hadda dhaqaalaha balaadhan leh,
waxaana u amal geliay kuwo wax so bartay dhawaan. Dhalinta wax soo bartay, inta
badan la yaaban halkaay la aadi lahaayeen aqoontoodda, aadna ugu dhibtaaysan sidii aay badbadin laahyeen, heeerka shahaado
ee aay sitaan, waxaase ka dhimanee diinti islaamka iyo xusuuti rabbi, hadda ka
hor waa dhalintii, kudigan jiray markii
aay ahaayeen kuwo nolushu wax badan u saaciday, Maal-mahan waay latashanayaan,
qaar kale isaga ayaay shaqaalonimo ka doonayaan, (caqliga wanaagsani wa ka
garta cidda aduunyadan abuuratay iyo ujeedadda qofka lo abuuray) hadii kale
waaba dhalanteed waxad waddo.
Waxaa xusuus mudan maalin ayaay aad u doodeen Maxamed iyo nin
aay aad saxiib u ahaayeen waxaayna is-waaydiiyeen kee ayaa aduunka u manaafacad
baan cilmiga maadig ah iyo ka diiniga ah, saxiibkii waxa uu ku yiri Maya, Maya,
ka aanu angu wadno ayaa ah saxdii, iyo kaayga ayaa saxdii ah, oo Maxamed kula
murmay ilaayn ninbaa diisa ayaa difaacayaayee!!!!!.
Waayaha aduunmu waxa u is-daba socdaba waxaa aay gaadhay
waqti is bedel iyo sabir dheeraad ah loo soo galay, illa heer laga gaadhay in
qofkasat inuu tijaabiyo awoodiisa, iyo wixii uu soo dhaqday waayihii dambe.
Maxamed hadda hooyadi labo jeer ayuu so xaji-siiyay, waxaayna
ku nooshahy nolol ka duwan tii horre, dhaqan ahaan, risiq badna ka ma fikirayso,
waayo gurri aay u soo samirtay, iyo nolol aay ku keentay gacmaheeda,
rabigeedana la tashatay, ayaay heshay!!! waay taqaanaa rabigeed inuu wax
bixiyo, waxaayna taqaana maalmaha aduunyadda is bedelkeeda iyo waagii-beryaba
inuu dhaayihiisa leeyahay, , sido kale Maxamed, dhaqankiisi waxa uso maray
sabir badan, raaasamaalak duniduna inuu yahay maalmo waa uu garwaaqsanyahay.
Maalin aya waxaa dood kooban dhexmartay mid ka mid asxaabtiisi
xaga aqoonta madiga culasyak saari jirtay gaar ahaan, saxiib qaaliga ahaa ee
Maadiga aadka u difaacayay, waxa u waydiay su’aal ah adiga qarash badan ayaa kaso galay cilmigan ad baratay!!. ana bilaash
ayaan ku bartay, manta maxaa farqi ino dhexeeya??? isku tallo ayaaynu nahay(waxkasta
oo fikir lasoo jeediyo aqoonta waa ka horeeya dhaqaalaha, sidoo kale dadkani
yaay sharfaan inta badan?? waa dadka diinta leh), isku miis bananahay( hadafka
nolosha waan u simanahay) caruur ayaanwada hasynaa , hogaanak iyo hadaf kale
waan u-wada simanahay. Waxaaad ku hadashaa English, ana carabi, dhaqaale ahaan inan sinaano, sharaft Alle, Rabigeen
tas isaga ayaa inaga Og,& cidda u
dhow. Ee mudane maxaan is dheernahay??,
Aqoontan maadiga hadaan manta bilaabo waxaay iguso kordhiansya ma jirtee bal I
sheeg faanki iyo amanati aad ila hortaagnyaad maxaay kuso gadhsiisay? oo I kaa
dhaafisay?? , inta qoslay aauu ku yri is bedelku maaha aniga iyoa adiga ee waa
kii labadaba ka hadhay!!! Qofkii aan baran cilmiga maadiga, diintana aan ka
faa’iidin. Odaygu Maxamed ayuu ki
celiyay, waa run ki garan waayay inuu cilmiga ma guuraanak ah, e masajidka yaal
ka faideeysto” kelamdahaas ayaa Maxamed yiri si dhoolo-cadeeyn ku jirto, lakiin
waxaa tallo ah in marka qofka uu eego cilmiga aan dhamaanayn if iyo aakhiraba u
yahay kan amsaajidak yaala ee diinta islaamka(Risiqa Alle ayaa bixiyaa ee fahan
waxa laguu aburay, kan maadiga ahna in labrtaa waa muhiim) intaas ayuu hadalkii
kuu meeray.
Hirgalintu noalsha iyo kaabista dhaqanka saalixa waxa sal u
ah diinta islaamka, aqooni ma jirto dhaafsiiisan diinta islaamka, cilmiga
aduunka yaalan waxa lga keenay kitaabka.
Ilaahay ayaa damaanad qaaday hadaad sameeyso camal-saalixa in
uu ku siin doono nolol salixa. ee ha garab marin diinta islaamka!!
Muranka ka dhex-taagan dadka baranayaa cilmiga madiga ah iyo
kan islaamka ayaa doodaas kor ku xusani kadhex taagan tahay ciwaankeenu ku bilaabmay
Waxaanse is leeyahay wixii fasahaad, ah waa dambi ee cilmiga
ku jiraa, wixii wanaagsani waxaa laga helayaa kitaabkeena. Aqooyahan is
barbardhig oo yaan lagu adoonsan, ee ka fikir sidaad diinta silaamka u xoojin
lahaayd
Garoowshiga-Wacani waxaa uu ka hortagaa Xanuunka Murugada leh
Fejignaanta Aduunyaddu waa hirgalinta, damcyada gaadhsiisan
guusha beritoo,
Masuuliyad ayaa saaran Qalbiyo badan oo islaam-Ah
Ugu-dambaayntii guusha Islaamku waxaay ku jirtaa, Gacmaha dhalinta
ee manta madhan, waxaana hirgalin-karta waqtigan sida fududu u lumayaa,oo laga
Faa’iideeyo. Hiraalkeenu waa hubsiimaha hab-dhaqankeena, hala yaabin qofba
maalin ayuu la yimaado garoowshiyo, Aadmaha,
ha u nisbaayn caadadii shalay ee hadaayadda Alle yaa keena, raxmaduna
waa baryo oo kali ah & ado raaca wadeeda.
Hassan Abdi Shire
Kampala, Uganda
No comments:
Post a Comment