!
Waa arooryo la wada
kalahsanyahay, qofkasta uu ku jiro raadis haba lak bate, waa dhuuni raadis aay ka daba ooyayaan dhoowr
ma gabbe oo isugu jira hablo iyo wiilal, halka dhigiisu u yahay dhadhan raadis
kusalaysan wxaan dhaafsiisanayn jalkiisa, qaar kale waa dan radis oo aay magac ku
doonayaan, dhanka kale waayeel kama madhna oo waa xal raadis eegayaan yaa
dhibtoonayaa , mid waa dan garad u
sheqeeya uamddda oo kama madhnaa inuu ka shqaaysto ama u shaqeeyo, haba kal
qaaybsanadeen duruufaha lagu kala tiirsanyahay oo haloo bato jilaabato madaama
bad agteed la wad degan yahay, inta
muruq maalka ee ka gaboodsata agagaarka gancsata iyo kaaabayash dhaqaaalaha,
hiilna kam madhnaa oo qaar aya ak xamasha bar dhiga doonyuhu kuso xidhaan, lama
hilmaami karro inaay intuba ku tirisan yihiin is garab taag garasho ku slaysan
hadi keel waxad tahay sabool aan la xeerin muruqiisa iyo caqligisia lakiin
dadku maba kala foga oo wa in isatqaana iyo loo yaqaan, kama madhna in marti
joogtu gallilyo faro badan hilaadinasyo, ee waba hubal in qaarkood aan laguso qaadi
Karin marki aay hore uso mareen, waxaa iyaguna meeshaas waqtigaas kalahaad ka
muquday dhalin u darrertay goobaha waxbarasho oo raadinaysa
aqoon derejo ahan haba kals
areeyeen waxase caan aay ku tahay dhalinta melaksta aay joogto isku balcad
muujiya sinaanshiyaha sabool iyo mid ilaahay maalka u bareekey wado kastaba ha
ku timadee, hayeeshee tani waay ka yara duwan tahay oo ina aabo maal ma xidho
dharki sinaanshiyaha ee waaba ka dhex
muuqdaa guud ahaanba waxaan u dheer inuu u
taloowsho sidi qof aan
dhalad umadan ka tirsan am wadankan ku cusub, Taalona umuu dhigan dhaqanki lagu yaqaanay dadk somaalida e waaba
gudbiyo iyo side, xambaarsan waxaaynan
60sanno ee aan xaoriayda helnay aynana maqal ama arag, macalinku u dhigaa wa
danyare o kama madhna lalush aay hadheeysay bahida ka dmbaaysa madama aanu
lahayn ilaalin sharafeed iyo mid karaamo waxaana iyadu aan mesha ka madhnaayn
hirgalin la’aneed balan qaadyo faro badan oo u hello hadase wa niayd jab buuxxa
o amcalinimada waxa gala inta kari waayday inay dawarsato ama daboosho
bahideeda wayo shahraf kuam hasyto o dadku sidi hore uma xeriyaan, ardaygu maqadariyo
o hadu maago beri reer hebel bu noqon ma jiro cid si gaar ahu dhoworta o daboshay
baahdisiisa ee waaba yab hadi u maalin kasta ka fikiraayo maxaad caruurti sisaa
meesha kam maqna balwad dadka inta badan
kiisa caadsyteen!
Subaxan saka in yar
waxaay ka yara duwan tahay xeebtan sanado dhoowor ah kama di’in roob wa is dul tuban abaareed muddo dheer,
hayeshee dadka degani arinkaas dan faro baan kama laha waayo waayba ilabeen
roobabka o wa kaluun ku nool iyo biyo aanu gudhin hadi aay ahan lahaayeen xoolo
dhaqato ku nool biyaha cirka in uun aay dareemi lahaayeen, wase kaluun dhaqato
iyo mar dhegeystayaal dhawaaq dooneed ama markab aay ka saadilayaan badda sida
tuulooyinka lo dhuuxo dhawaaqa gawadhida iyo cida xoolaha!! Waabe arin kale
dadka xoola dahqatada ah ku nool biayah
raxmaanku siiyay ee waqtri laha inta
kalena aay kaaydsadaan iaygu waay ka duwan yihiin oo biyahas jiiftada ah e
badda aay ka qudhaabsadaan kallunka aay dhaqdaan inkastoo aanay guurin meel ka
mid ah badda sida xoolo dhaqatada mana xabawariyaan qaayb ka mid ah meesiga
noolaha badda waxaayse il’argtiyeed ku ganaan halka uu galbtaas u batto!
Dhaqdhaqaaq daruureed
iyo dultubanak saaka ee saxansaxo waxa si ada looga dareemayaa magaalda gudu ahaane qaar aan
so tosoi jirin aya rexaantas dhuun qad iyo san raac l hiif qaday xagaay kaso
dahcaayso cidksata o lahayd ujeedo gaar ah o ka mid inti u kalihi jirtay dhemaalka
arroyaad iyo dhugradisat nololeed waxaa laaysugu yimi agagaarka xeebeed iyo
xeeliska badda waxaa iyaduna halkaas aan ka ka fogaayn shacab aad u xoogan o
midna aan midk akale la socon o isu kusoo gadhay goobt ugu nadaafada badan ee
xaga biyo rogeenak dooxa ee badda ku darr.
Qaarkood sanadahanba ismay arag o wa la isku
naxay duruufo ayaa kal reebay waayaha dunida ayaa qofba geed ku laalay madaama
qaarkood waxaay ahaayeeen isku fasal
waxbrasho dhinacaksta waa laayska yaqaanay, kaftanwadaag, isku han ahoo inta
badan hal damac kawada hadla ma is gabayaal wax wada cun leh marka laga tego
waxaan calfku isku simin, sidoo kale qaar waxaay ahaayeen dad isku xaafad ku
wada barbaaray oo markii dambe kala yara guuray asxaab uu kalgacal dhexmaray oo
inyar kala yara fogaaday aya joogayaal ah isla subaxaas wa hubaal in qaaar kale
aay soo wada mareen hab nololeed kal raagay qaarkood wacad iyo balam ayaaba
dhex maray oo labada dhinac midna ka jabin ee xususta aadmuhuu burburisay
hilaadsiga hilaaca soo jireenka ah qofba wax is leh lakiin qofba qofkuu arko ma
hubbo inii isagii yahay ee waa yara sinbiriraxsho aragtiyeed ayuu hoosta kaga
xadayaa si yaab ku jiro Astacajab!
Salaam is dabo taxan qarkood ayaay dhex martay
qaar kalena humaag salameed ayaa dhexmartay oo uu ku ladhan yahay kaftan ah qof
ayaad u egtahay iyo kelamdo reer magaalka aad loogu yaqaan qaar kale waay isu
so jaqafsadeen oo waxaa dhexmartay aragti so jiidasho o iyaduna markaay qofka
haleesho aan ka dhicinba sdii qof aad taqaanay oo kale iyagoon aan is aqoon I s
agacan qaadeen qaar kale waaba dhoolo ka qosol uu isku keenay xogwaraysanka
robaad waxase la ya bleh sida cadada ah roobkani kuma began sidii waqtiyadi so
jireenak ah ee u di’I jiray sida Guga. Ama Daayrta! Wa se raxmad Eebe o saakq
timi xisaab gaar ah uma baahna.
Waxa halkaas ana ka
madhnaaayn arday ku garaadsatay waqti abaareed so yaaleen ah dhana aanxeebat u
dhaafin dhinackasat oo kaga began yahay dhul, calmasho faro badan qaarkod waay
ka dhexeeysa, qar kalena waaba arday coladi dhexmartay o weli xaafad xaafadii
bay is dilaan sida o kale laaysugu yimaadan
soobanbax kan oo kale ah hadaayse dhacdo wxaay u yaqaan mudahaarad oo soo dhega
barjeeyay sandihii koobnaa oo aay
noolaayeen kaas oo aay ka maqlaan
meelaha laga sii daayo idaacadaha, goobaha laaysugu yimaado, hiraalada lagu
daydo ee siyaasda iyo hanaqaadka hogaamiya dalka am u tartamaya, sidoo
kale xisbiyada aya dabal degaya o kali ah waxase meeshaas
markata hubqaad gaar ah bixiya dhalintu inaay mashquul ku tahay wax barasho, goobtan
waxa hogaamiye ka ah oo dhalinta caanka ka ah Cabdi dhego salaax, waxa uu can ku yahay labo arimood o ah dagaalka iyo
dabaaasha kooxaha la kal jiraa wxaa aay markasat hiigsadaan wa isaga labadaa
arimood midna maaha arin lagu faano waqtigan waalidkoona ma oga caruurtaay wax
u dirsadeen inaay hiigsaaan horumar inaay hamigoodu yahay dagaal iyo dabaal waa
muhiim barashadoodu ee maaha lakiin hiigis halkuu u dambeeysay , Cabdi waxase
aay fasamadiisu tahay tabco, iyo xaglin dagaal, dabashiisuna wxa weeyaan ti
ceelasha oo u bad la yimi madama aay biyaha badu ka culus yihiin kuwa cadiga ah
!
Hablaha waay kal yqaaan magaalada inta ugu caansan
iyo inta dabaasha ugu badisaa waxanse meeesha ka madhnaayn in aay ayqaan cabdi
dhego salax inu ree ryimi yahay xoog ku haysta oo aan lahayn khibrad magaalo oo
kale sidaas waxa uga sheekeeya qar ka
mid ah asxaabta o habeenbki habalah la xanta ninkaay ka baqaan waxaa sido
kale can ah sheeko ahaan dhalintu
markaay ku cusub yihiin guurna aanay diyaar u ahaayn inaay inta badan inanta
uga sheekeeyaan libaaxyo aan la aqoon halka lagu waraabiyo iyo ujeedooyin aan
la garanaayn halka aay inanta faa’ido
uga yihiin hadaad xasuusato waxaa ka mid ah
inaay uso daabacaan qaarkood caayda qar kale oo asxaabtooda ah sidoo kale qaar kale wxay inanta u akhriyaan
gabayo la akhiriyay 100 sano ka hor
waxaa se cajiib ah kuwan manta nooli wa is amanayaal iyagoon iska
hadlayaal o mararka qaarkood ciaayro kal
ahdlaa iyo Manchester ma daawataa waase laga bixi o gu’iyo dayr dabadeeed waay
isak imanaysaa daniba, qofka duamrka ah ee dhalin ta ahina ma fahanto fa’iidad
ugu jirtaa waxaan u wado ninkani ee sheekooyin dhaadheer ee labudaba waxaay uga
dan leeyihiin hebel iyo heblo aya xidhiidh leh geel albo jir so wada maryee hadaba
reeryiminimdu wa dahqan dadka reer
magaalku aaminsan yihiin inuu xunyahay maaha se
dhib ee wa dhaqan soo jiren ah lakin maangabniamda aay cay ka dhiga ama
aay ual muqata wxaase hubaal ah in lookala dhowyahay horumarka oo qofkastoow
eeg kii 10 sano ka hor miyi kaso galay e malcaamada kual bilaabay ee iskuulka
aad la fadhiisatay ee aad cayaysay shalay halkee ayuu galbtan dugsanyaa waa
su’aal ku taalla adiga!
Aan
in yar yara jaleecno ka hor sheeekada Cabdi tariikhdiisa is bedel ee soo
jireena kah
Waxa uu ku dhashay meel
miyi ah oo an ka fogaayn magaalada uu hada wax ka barto waxaa u caanaha keeni
jrray guu dahaan magladaas madama reerka u ka dhashay uu lahaa shanta meesi iyo walaalo faro badan o faan iyo amaanba
intaas ku tusanaayd.
Cabdi maalin maalmaha
ka mid ah ayu suuqa keenay caaano waxaase uu arkay dad faro badan o sii kalahaya gobota laga xamasho ee dekedda waxaana
uu halkaas kula hadlay qof dumar ah o da’ taagan waxaa uuna waaydiiyay waxa
dadka ku dhacay waayo aroortas dhoowr markab ayaa soo xidhay aan hore u dhicin
cadiyan iyo tariikhda waxaase ilaahay clafkaaga qoraa waa cajiib Cabdi nta u
raacay dadki xagaay u socdeen ayuu maalintaas so xamaashaay marka u gabalki dhacay ayuu kuso
noqday halkii uu geeni jiray raranka dabaqeed ee golofka caaneed oo inta badan kasoo
weeydaamin jiray xafadooda qunayr socodka ah eek u taala marin
biyeedka ceel dhaaf oo uu ah biye shubbe dooxa fardoole.
Habeenkii magaaladii
ayuu u hoyday waxaana uu go’aansaday inuu tukan yar furto meel cooshad ah o
banana oo galbtaas isha kusoo dhiftay, arinkaas ayu aroorti lasoo kacay
waxaase meesah aan k madhnaayn In umari doono duruufo adag oo so jireen
ah wase u diyaar, kuwiina waa u soo maray,
Cabdi markii bilaabay hawshii waxaa aad uga caawiyay qof dumar ah o
gurigeeeda ku horyaalay cooshadan, yanan hadal idinku daaline cabdi hawshii way
u guulaystay waxaan u yeeshay meherad lagu iibiyo timirta, fooxa, caanaha, iyo
cuntooyin u badan inta laga manfacsado xoolaha waxaase u caan ku ahaan jiray
inta badan laguso urur jiray safafna loogu jiray maraqa laga sameeyo lafaha hadhaaga ah ee
dadku aay durayga iska kaga saaraan calooshan ku yara mancabsadaan.
Cabdi waxa uu galay
goobaha waxa laga barto waxaana u noqday ardayda ugu xariifsan ee wax bartaa
sido kale dan yaqaan garanaya waxaksta waxaanse ka madhnaayn inuu ahaa qof
habeenkii ad ula xaragodoa dhalinta sido kale
la legdama, akftan badan oo ayqaan hal xidhaalayasha iyo xego jogga
hadalak iyo kaftanka aans aqoon beenta iyo leexlexadka wa dagal ama nabad
arinkiisu waase u layaabi jiray qaarkood asxaabtiisa o u dhaqanta qabka reer
magaalak, habeenkii guryana la shiida oo wadahf iyo iyo bidix ku qaad
labadaba wuu baray duulka, waxaa se u
can ku noqday ka ugu awooda badan dhalinta magaaladaas jogta ilaayn waa cana
geel cabee yaryarkuna waa laxoox iyo bariis dhitaystayaale!!!!!!
Maalmo gudohood ayu
cabdi dhego salax wxaa u damcay inuu ka baxo dhaqanka dagaalka ah iyo dabaasah
ku canimadeeda waayo ma yaqaano xuman kale o wa qalbi xaliim ma ku dhaqmo xan
saxarad iyo wax un ee waxa uso jeed dan iyo hilaadse mololeed waana yaqaan wxa
halkan yaala ee ka dhiman degaanka reerkoda ma hiloowsana dangradnimada aay
qabaan dadkiisu iyo waxa laga rajaaynaayoo waxa udaremay in dagaal iyo dabaal anay dan
faro badani uguso jirin dhan wa u kajeclasyanya in sdia asxaabtiisa u iska yara
hasawo habeenki xogaa la eego balw xa lagu hayo.
Arortas cabdi isago
damcaasi ku jiro ayu fursad u helay in buslsho weeynti meshaas isugu timi inu
gabadh ka dhex eegto helya o hanay lahadal o hiiftay hareerihis aeeg marki hawraatr dheer ee hadalak ugu celiyay
ka yaabtay!! Ogoow oo si waay uga baqaysa sina waxaay si leedahay yaan
reermiyiga lagugu arag huqba disahy inanki cabdi ahaa o iska tag isago yaaban o
dhaar ka marayaa inaanu qof dambe u duamr ah la hadal!
Madashii roob ki aya
sii curtay lakal yaac o qoafkasta raadsay meeshi gobaad ahana u ku dhuuman
lahaa cabaar xooganaan sanqadh roob oo
kaga hilaacisay jiingadaha hagooga guryaha ku yaal iyo ruxanak dhirta qaaylada
dher ee sawaxank gaar ka leh haba ugu caansnaadee bacrasaafka, daqiiqado
gaadhaya sodon daqiiqo ka bacdi ayuu
xooga daad aan xooganaayn ilaayn dhulkii aya biyaha laqaaye soo maray
wadooyinka badcadaha iyo farasmagaalaha xeebtaas, markii u roobki si fician u curtay wxaa u keenay
dabaaylo an dhib badan geeysan waxaana iyduna meshaas ka yara dhacday dhib saan
badnaayin o ku yara dhacday gurigi Cabddi dhego salaax o ku jir jiray guri yar o kamid ah guryaha ay
galaan kuwa saboolku garashadaa dabedeed
cabdi marki roobku qaaday ayu u geeshay
meeshi ay ku yaalay gurigoodu madaama aay hadda udareensana in gurogooda
dabaylahani wax gadhsiisn doonaan wayba
dhacday o wasidi u filaay lakiinse qof
kartida ku dhashya ayaa yaqaan halka aay wax ka xigaan , isago kala guray adna mashquul ugu ah badbaaada inti ka
hadhay alaabti shime dhaqameed ee hooygiisa uu ku hiran jiray caano maalaksta!
Isagoo aad u kala rarayaa alaabti
dabayshi ka kala dadisay ayaawax meeshi
waa goob nabadeedee agagaarka guriga Cabdi wadada ka marta dhinac bidix so maray Hibo, oa ah gabadh u cabdi la
hadlaaya ee runti weji gabaxa kala kulmay saacado ka hor oo Aabahed soo donay una si gelbinaayo Dhaka cadceed kaso
baxa kaga began guriga wiilka aay daqiiqado ka hor kuso kilf lushay agagaarka
badda. Si xarago faro badani ku jirto ayuu gaadhigii u so hormariyay isaygo taagan meel aan
fogaayn wadada, halkaas Cabdi waxa uu xanbaarsana djoowr ka mid
culaayska alaabta dusha laga saro gurigooda si u badbaadsado
gaboodkiisa nololeed ee u hadhsado maalintii habeenkiina u dugsado, Hibo, waa inan xarago ahaan aad u taqaana oo
lagaga daydo intaas oo aanay dahfsisanaayn wax kale waxaase aay can ku tahay ku
digashada herka ka hoseeya cid kasta oo taagan lakiin ismaay waydiin maxa kuwa
ka sareeya aay six un ula dhaqmi waayeen heerkeeda oo kale, Aragtio kooban ka bacdi markaay aragtay meel
horteeda ku began ianaki o sida alaab
laga naxo dhankeeda aan se dadka so jireenka ah ee caqliga lasaxiibka ah iyo
Cabdi inta badan aay u arkaan inaay tani huran yahay amdaadma dadka somaaliyeed
aay u badan yihiin dan yar. Daaqada bidix
eek u began dhanka inanka aay galafshada iyo dhoola tuska kaga dhigayso
arimahan dhankeeda l jaan qaadka wayn waay dejisaysi iyadoo tusaysa inaay arkaasyo isna u u arko meeshaaa ay ku
jirto cabdi hadu gadhigan heli lahaba isagu
guri ayuu ka digan lahaaba lakiin
iyady wa ka raaxo waase aduunyee inte lagu waryaa imissaa hebelo wreeray
shalyna magic laha!
Sanado is daba yaal ak
bacdi burbur aya dhacay dhaqaale dadku dagaalo
ayaso kala dhex maray la kala baxsay qofba mel ayu ka dhacay cabdi dhego salax
waxa uu ka mid ahaa dadka u qaxay Kenya, o hibona wxaay ka mid ahayd dadki
uqaxay itoobiya marki waayo laka la maqnaa garashi dheer ka bacdi wxaay
maalinti dambe laguso noqday dalki hooyo qofaksta meeshi udegana salka u ahaa
ee u gurgiiisa dib ugu laabtay ma jiro
wax xususu ah o ka dhexeeyaba albo qof o
kasta oo shalay is ayqaanay hadaanay qaraabo ahayn o waxaase
dadk kal fogeeyay colaadihii madam aanay ahayn dad is yaqaan a marki
horeba ee gashaanka u dhera waa Cabdi iyo Hibbo ee waxaaase aay isku arki
jireen o kali ah aqoonta wax barasho ee
labadua deriska la ahayeen.
Ma gaadho waqti aan k
badnayn labos ano aya cabdi madaama qoontis u ka dhsiay si fiicanuga
fa’iideesytay goobihi wax xbarasho ee jiray waaqtigaas ayu hada gaadhay heer uu nuoqdo qaangadh
aqooneed iyo mansab xambaarsane laga dambeeyo lakin maah dilaa caanku ah isku dirka beelaha iyo xambaarsnaan ta hubka loogu
duryamo kumanaan qaxay o shalay dakooda la dhibay qaar kalena dar xumo
laaysay sidoo kale can kuma aha wax faro badan oo Somaalidu cadaytay iyo
dhagoolnimo sabooleed o aay keenatay qabyaaladu, laakin wa qof dad yaqaan,ilaahyaqaan,
iyo garasho karaanimo o xeerin leh hagta halak u go’aanku u qadanayo.
Maalin maalmah kamid ah
ayu waxa u damcay inu so kormeero meel ka mid ah meelah ay ku noolyihiin
goobaha ddka barakcayasha ee aay saameeyen dagaaladi sokeeyee., waxa oo ku arkay
dhoowr dumar ah o qarkood hooyooyin yihiin qaarkalena ay yihjiin carmal halka labo hablood ana wlei
la guursan wa uwarastay waxaana uu waydiiay
xaladooda nololeed sidaay tahay isago ka
socda xafisiayda calamiga ah e u adega dadka barakcayaasha ah marki uu mudo
hadlaayay ka bacdi ayuu ka dabo hadaly mid ka mid sarakisha xafiskas e ka
hoseeya isaga la socday waxaayna uu ku
bilaabya cabdi dhego salaax ay hadlalkii dhameeeyay mid ka mid ah marwooyinki
halkaas joogay aya si dhuuxis faro bana ku jirto u eegtay waba isagii intaay so
kacday ayaya ku tiri ma tahay nin nocas ah o joogay jiray meel heblo, ha iyo yarantaydii
ayan joogi jiray wana ku garana ee miyad adigu wejigas garanysaa isagu hada si
fician uma garanaayo ee wa ka gaabsi, haa
wan ku garan karaa ee lakiin si fician
iigu dhig wxaan ahayn isku fasal lakiin adna meel kale ayad naga tagtay qaxii
garan waaka bacdi madaama aanu cabdi si qoto dheer u garanaayn ayay fahan tay waxase jira inaay so bandhigto roobki xasusuta
mudnaa ee da,I jiray maalinti caank ahayd maalintas iyo kulanki dhibta badna ee
subaxaas ka dhacay agagaarka gargarka badda.
Xooga markii ay is warasyteen is xalwraaysi u
badan inaksto cabdi hada garanaayo adna uga naxay arimahaas is derbi riixay, waxaase aay ugu dartay inaay siiso warbixin dheraada sida aan radka lahayn ee aay nolushu isu
bedeshay marka an laga tegin inaay ku
tuhmaaysay wqtigaas cabdi rer miynimo faro ban iyo heehabki dhaqale ee
ay ku barbartay lakinse dhalanteedka ahaa aanay garwaqsan inu dhamaanayo intas
marka o cabdi garwaqsday inaay ahyd gabadhi u calamday lakiinse ceebaysay ee
muuqaalk aan ficianaayn ka siisay habdhaqanka duamrka ee jeclaantooda kusalasysantahay
inta badan dhaqan dhaqaale muse dayin
inu ego qaar kale ee waxa u mooday inay ka simanyihiin.
Markii cabaar ka sheekayay xalkeeda nololeed
ayyu waxa uu waaydiyay su’alo aayka mid yihiin aabe meeyay? iyo jawab ah dhowaan au dhintay hada yak u
qaba? nin ayaanu ka tagnay mxaad u dhshay? waxba ee wu I xumeeyaba walaalo
meeyay? waxaay ahayen sadex mid wa l wayay mid kalena waa u xanuusaday o maskixiyan
ayu xannuusanayaa mdi kalena halkan ayuu nalla a joga o waa a nin isakbelwad
badan hooyo meeday? Walaahi waay jogtaa
o halkaas ayay wax yar kuu ibisaa, yaab!! cabaar dheerka bacdi Cabdi wax u gartay
isagu laftigisu hadu uu uu ku takri fall o nolshaas inaay keeni karto qoomamo
dambe maxan ku qabta? ayu waaydiiay si dheemasho ah ayuu u waaydiiyay dee maxad I qaban akrta? Ayaay ugu jawaabtay
iaydo si raacinasya I cawi uun ana ku
duceeye, waayahay beri galabnimad aayan kusoo marayaa ayuu jawaab uga dhigay !
Marki aay gadhay galab
ti dambe yaab iyado is leh lacag intee le’eg ayu ku siinyaa/ ayay nafteeda kual
xashsahqaaysay Dhankaaga bal ak yar fikiro lacafg inte le’eg ayad siin lahady
ma bakhaar ayad u furi lahay ma meel ay ka sheqeeyso ayad u furi lahaayd msie
xafisikaagii ayaad ugu yeedhi lahaayd?
Hada arinku sidaa w u
ka bedelen yahay waxa u u yimi isago raba inu guursado madaaama ay tahay inanti
uu marki horeysay calamday soona waayo aragtay, waxa u shegay arinkii uu ku
dhashay go’aanak ku qaatay si dhameysa iyaduna
waay ku faraxday halkii aya lo sheegay
hoaydeed waxa laguan kal wreeijay inantii duco faro badan lagu daray waxaa se
meeshaas aan kabaxsnaayn sheekooyin
qosol badan o aay si waaydarsandan wada jogooda guriga, ahda waxaay isu dahleen
labo caruur ah waana lamaane isku kalsoonm oo aqoon faro badan u leh wayahaa
aduunka labadiis caaynba waxaase xusuus mudan markasta oo roob da’o in la
xasuusto sheekadi qoslka badnaayd iyo kibirkii aan gaadhsiisnaayn wxaan fogaayn
lacagi derejo way ku xidha lakin intaay raagtaa, ayuu ahaa halhaayska guriga
laga wado haadlaa maaha hada gurigu guri ku dhisan lacag ee wa mid ku dhisan
wayo aragnimo iyo dan so jireen ah rerkii tabalsynaa mar labaad ayaa burcad
laaysu mariyay
Adoodarayaysan gaajo
hadii deeq ilaah ku siiyo duca l yaboohsadaa !
Qofkaan garan waxa jooga ma
yaqaan wxa so socda !
Aan egno waxa manta
socd!!!!!
Marka laga reebo
siayasda
Hassan
Abdi Shire
Shire202@gmail.com
No comments:
Post a Comment