Waxaad ku xoogsato aan ku
siiyoo, gaajaddu waa dhib iyo eex socotee,
mayee haay siinee iga iibii oo lacag amah aan kuugu bedello,u tudhasho,
yaglel hanaan cusub, iyo hirgalin baahi ka guurguurasho. jawaab degdeg ah war:
dhiigaaygii baa tahee hay fogaaayn. hadalo noocaas ah ayaay ku guraabaasayeen iyagoo is haysta, hayeeshee eeddadii shendad
waayn ayaay sidatay iyo muraayad nooca in dhaha ka waayn ah , cabaar muran
taagan an dhegta la raacay ayaayba u dhiibtay waraaq aay ku xardhantahay labo
qalin oo mid si ma guuraan ah lagu sawiray, iyo mid aay markii dambe ku
dalmaluuqday midaay sidatay, afkeedana waxaay kusii dhawaaqaysay, kelmado aad
garan waayay micno ahaan, lakiin u ekaa ilaaq, hadana aadmoodo Hadaaq ilmo yar
oo koraaya, Eedo waa jeeg waa kelmad aan
maqlay hubin se inaay u jeedo kii caanaha lagu shuban jiray, iyo kii lacagta
lagul bixi jiray waxaanse garwaaqsaday markii inakii uu sidan yeelau: Farxad uu
qosol ku dheehan yahay ka bacdii, waxaa
uu eedadii uu shegay marka uu gadhoo meeshii aay ku marti qaaday si fiican uu
xoogsado inuu samaayn doonoo abaal gud noociisu
yahay inaan badh ka siiyoo deeqda faraha laga saaroo nuskeed, waxaase aan ka
madhnaayn inaay ahaayd amaah & daayn u laga sugaayo, islaantii oo aad moodo
qosol noociisu yahay ka gurxanka dheer, ee bog qalalka leh, dadka aagaas
joognaa aay kaga baraarugi karaan hurdo, caruurtuna aay sas ka qaadi karaaan ku
sawaxan tahay, waqti markii aay qaadatay ayaay soo baraarugtay, waayo qosolka
dhinaca loola dhaco farxadna aanay ka dambaayn, si aay ugu mahad naqdoo wilkii eddada aay u
ahayd waxaase si yaroo fudud dhulka uga dhacday muraaydii indhah waaynaayd,
dhowaa inta isbedlkeedu ku dugan yahay, intaay cadhoo isu bedeshaay xalkeedii, ayaay
ku tiri war tana adaa soo ibin doonaa ' ma waqtigan? ayuu inankii ugu jawaabay?
' mayee markaad soo xoogsato, hadaad doonto dawarsoo, taas ayaaba manaafacad
badanee Eeddoo, islaantoo oo aad moodo in wajiga dhirbaaxo lagal dhacay oo in
dhaha ku eegaysa sidii libaax hilib arkay, oo aad moodi in dhegeheeda aay ku
furan yihiin qaaylo dhiilo leh ayaay u dahqaaqday sidii socod gaadhi taayir ka
ban jaray, oo aay sii san qadhay sidii qof aan cidna ixtiraamayn markii aay
mudoo sii libidhay ayuu inakii ka daba qaayliay wuxuuna yri isagoo la yaaban ku
dhawaaqay: halka xaajiyadaas aay aduun jeacaaylku ka gaadhay, Eedo mawaxaad iigu
cadhootay arinkaas yar een an wax ka
yeelay, intaay eegtay ayaay ku tiri
adigoo sabool ah, oo gaajo la laiicayaa ayaan ka farxiyay, maarkaas ayaad cadho
iigu bedeshay,”Cadho & Farxad aan daqiiqado u dhexaayn anagaa goob-joog u
ahaayn” hadalkeedii ayaay sii waday: halkaad
xeelad raali galin isiin lahaay, ayaad badheehdo maag iyo aflagaado iigu
darasyaa, muran dheer ka bacdi, waxaa
dhegaaysiga igu sadeexeeyay nin sheikh
ah wadaadnaimo faro badani ka muuqatoo, oo si aay ku jirto diirnax, aan lahaayn
digagasho, iyo dareen uu ku dheehantahay lexjeclo aan lahaayn dhamaad, salkeeduna yahay badbaado
aakhiro oo kali ah, iyo masuuliayd saran culimadda, ayuu dhegta bidix la
raacay, si kasii balaadhan sidaaydii aan u taagnaa, isaga waxa u dheeraa inta
uu gacanta I qabsaday sidii qof I garanayaa, wuxuuna iila durkay dhankii sheekadu ka dhacaaysay, dhoowr
xamaal oo meesha dhuxul ku rogaayaana, waay yaaban yihiin, qaaylada dher ee aad
moodo sidii qof damac aan ka lahaayn sharaf, dhoowrasho, is-dhudhumin dadnimo,
iyo dabecsanaan ku abuuran shaqsi saalixa, sawaxanka hadalkaas ee ee ka imanaysaa
xaajiyadaas, waa qurbo jog muddo ku ciraaystay waayaha reer galbeedka, oo ku
dhawaqaysaa kelamdo aayu badan yihiin af ajaanib, qolada daawadayaasha ahi
culuum luuqad kale ayay ka barabanayaan oo hadba marka aay kelamd tiraahdo
ficilka aay raaciso ayaay ku fahamyaan wase cilmi caay u badan, wadaadka wanaag
ayuu la jenjeedhsaday oo xuman nacaayb ayaa halis galisay, waana darem ku
talaalan saaxibul caqliga, inta aanan gaadhin halkii aay iku hasyteen ayaa
inankii dhalin yarada ahaa ee haaysta waraqda qoraalka ah ee logu yeedho jeeg,
walina aan helin lacagtan l yiri ku dhoof, ayaa is yiri ilaayn baahidaada oo
aad beer nuglaaata waay ku hodaayee, Eeddo tan ku qoran jeega ayaan muraayda
kaaga iibin dooona, intaay eegtay ayaay hadana ku tiri, war anigu muraayad iga
jabtay kama xanaaq-sani ee abaal daridaada ayaan ka yaabay, iyadoo dhiancyada
eegasyaa, yaabka yaabkiisa, waan soo gaadhany goobtii aay isku hasyteen, intaay
na eegtay Xaajiyo ayaay hadana indhah nagu gubtay, iyadoo leh war sheeko ayaan
hasysnaayee aniga iyo wilkaayga ee maxaad u baahan tihiin, shiikhii o yaabana cabaaradan
maqlaaayay hadalka dhawaaqiisa ayaa hadal waano, tusaalayn, & toganaan soo
jeedin ku milicsaday kelmado, ku bilaaban Mahadnaq, iyo werwergalin Aakhiro
waxana u dhacday sidan :
Sida culiamdu caanka ky tahay
waxaay ku furufrtaan hadalkoda mahadnaqa Eebbe, waxaaynu ku xejiyaan wacdigooda
aay aayaduhu ugu horeeyaan, Wadaadkani waxaana uu ku bilaabay ka bacdi
Salaamta, iyo Mahadnaqa Eebbe ka bacdi aayadan Qur’aanka kariimka ah kusoo
aroortay: ( Is waaniya, waanadu waxaay anfacdaa dadka mu’miniinta ah) waayo
gaalo waxba kam tartee, shiikii waxaa uu marka xigtana siiyay kelamdahan aaadka u intifaca badanee u
dhigan qooynkan:
Dadka kumaanaan ayaa
saboolnimo la nool, qaarkalena waa Maalqabeenoo, Umada duruufaheeda wax laga
waydiiyo,labo Guri oo jaara ayaa midna ku waaberiistay Murugo iyo ciil ka
kalena Nayaayiro iyo farxad lakiin aan laaysu warhaayn! dhanka kale dad
qaarkood Lixda laxaaad ayaay ku ordayaan qaarkalena caafimaad darri ayaay la
jiifaan goobaha caafimaadka, labo saxiib oo mudo dheer soow ada joogay ayaa
nolosha iyo isbdelka koriimaad kal duwayaa 20 sanoo ka dib ismaba yaqaanaan, waa arimaha aay aduunyadu
kuu caan baxday ama astaamaha u ah, iyo
degelada jaarka lala yahay intasba la
noolyihiin oo inaga kali aanay inagu ahaayn. ilaahay Arinkaas imtixaan ayuu uga
dan leeyahay qofkii fahmana wuu gulaaystaa ka kalena wa hubaal inuu mashaakil
la god-galayo hayeeshee intaasba iyadoo jirta Raxmaanku waxa uu inaga simay
cibaadada iyo akhlaaqiyaadka wangsan, sidoo kale qofkasta isagoo sabool ka ah
dhaldhalaakii aduunyada ayaa maro cad lawada xidhanyaa hal naxashna lawada
fuulayaa! Sidoo kale goobaha ilaahay lagu caabudo waa loo siman yahay taasi
waxaay ku tusaysaa in quluubta la dhisa aay aad u muhiim tahay, sida aay aayada
qur'aanku leedahay daahiriya nafihiina oo ah ruuxiyadda, ilaahay ma eego
sawirkiina iyo jidhadhkiina lakiina waxa uu eega quluubtiina. Ilaahayoow
saboolnimda ma guuraanka ah naga badbaadi oo u dhigan guuldarada Aakhir.
Xajiaydii o shendeda ku ogaayd
dhowr aw-bidaar ahaa ayaa shikhii ku tiri war oran naga tag gadh-dheere maryo
dayacan sita ayaad tahee, oo ka dhaqaaqday iydoo dhinac ka eegaysaa Xaajigii u
holoday wanag farista una arkay qof muslim ah sidoo kale gudaanay msuuliayd
saran, ma hubbo in Wadaaadku cadho awgeed habaar raaciyay, waxaase uu igu yiri:
Khaayr ma qabto. Marka aay toban
talaabo qaaday, muqalkeeduna noo wada
muuqdo, oo aanay ka laaban gaadhi xamuul ah oo ka xiga dhanka galbeed,
gacmahana aay soo lalinaayso dhankayaga, oo ku dhan yihiin Aniga, Shiikhii,
Willkii aay Eedada u ahaayd, & dad soo gurdan raacay codka wanaaga leh ee
shiikha, si lama filaan ah ayaa waxaa dhanka konfureed kaga yimi nin waalan, shiikhiina waxa u dhaqaqaay isla
dhanka ninka waalan odaygan waalan oo
muddo ku xagaayaystay magaalo weeyn, habeen ku leexiya derbiyada qashinak,
maalintiina galinka hore dadaka shaxaaada, galbtiina docda dhiga xoogaa jaad
ah, ayaa ku yiri: Hooyo wax isii iyadoon eegin lkn daremasya in dhankaas
shiikhii ka aaday ayaay tiri si qaaylo ku jirto war bal eega waxan mar wax no
sheegyaa marna na wax na waaydiisanayaa, nimankan gadhdheertu waa lacag
jecelyihiin, “ hubsiimo hal ayaa la siistaaye”
waxaa u dher kelmadaha dhaadher sidii ogaysiis oo kale aay koru qaadayso
hadalkeedii si wadatay iyadoo maqlsiinasyaa
dadkii, waxaayna tiri: “marna Alle ka baq, marna Wax isii” nink waalaa ayaa
lasoo booday tooray uu dhinaca ku sitay, oo dhabarka kaga abudhay,
intaay dhacday ayaay qaaylisay, waxa goobtii ka qaaday wiilkii aay eedada u
ahaayd, & shiikhii, waxaa la geeyay Dhakhtarkii ugu dhowaa, baadhitaan
dheer ka bacdi waxaa la ogaaday inuu xanguluhu go’ay, muddo ayaay rafaad ku
noolaayd xoolihii yaraa aay hasytayna uga dhamaadeen dawwo, markii aay muddo
silic ku noolaayd, ayaa maalin maalmaha ka mid ah loo soo saaray xaga dhanka dibada si aay u
laaydhsato, waxaayna aragtay ninkii shiikha ahaa oo uu gaar ula taagan yahay
ninkii waalnaa ee dilay, intaay yaabtay ayaay wax u qaadatay in aay isla
ogaayeen arinkaas, qaayli ayaay is tiri waay suurto gali waayday, labadii oday
kii walaa iyo shiikhii ayaa hal wada arkay, Shiikhu waxa uu ninka waalan ku
arkay maalintaas meesha, iyadoo laga mudaayo, irbad loo yaqaan “Moodhikaayd”
Wadaadka oo naxsan ayaa kusoo dhaqaaqay dhankii
marwadaasi fadhiday, mar kale waxaa uu ka codsay inaay Alleh ka cabsato, iyadoo
dareentay fogaanta iyo cadhada Alle ayaay ka aqbashay, shiikhii ayaa gacamaha
cirka u taagay, isagoo duco dheer u baryay Alle caafimaad inuu siiyo
haweenaydaas, geftay oo raxmaanu toobadeeda ka aqbalo, Muddo aanay ka badanaayn
Shan daqiiqo, kii waalaa ayaa hadan soo
cararay isagoo gartay inaay tahay qoftii dumarka ahaayd ee uu malintii ka
cadhooday, waxaa usoo sitaa tooray tumaa ah oo uu ku qarsaday surwaalka
hoostiisa, dadki ayaa kusoo cararay si aay u qabqabtaan, waalaaysu tagay waa laqaban
kari waayay” arin Alle ayaa ku jiraa”
tooraydii dacalkeedii hore ayaa kasoo gaadhay halkaas kelida korkeeda, oo mar
kale ayuu dhaawac marwadii u geeystay, ilaayn qof socon karta maahee,!! waa
lala-cararay iyadoo geeri loo
sadaalinaayo, ninkii waalnaa ayaa la xidhay, saaco ka bacdi ayaa waxaa la
sheegay, in xaajiaydii aay daremihii xangulush so celiyeen oo dhigii toorayda
dambe aay ka saaratay dhig xun oo dhex raacay xubnaha mareenada quluqlka oo
laayay dareemayaasheeda xangulaha, waxaana xaqiijiyay todobo dhakhtar oo isugu
yimi.
Shaaygii ku dilay mar labaad
caafimaad ma ku heshay, Alle waxkasta waa u fududahay. Tusaale ahaan Biyaha
Alle Fircoon waa uu kuhalaagay, ama dad ayaa daadad ahaan ku qaadaan, qarkalena
waay intifaacsadaan sida cabista, ama dulamrista doonyahay, Musena wuu ku
badbaadiyay.
No comments:
Post a Comment