Qaza waxaay Meteshaa Islaamka.
“Barbarkaay ka baxdaa waa Bakaayla galeen"
In ka badan 60 Sano ayaa waxaa faro ba’ani (dagaal dhuumaalaysi ah) ka dhex taagnaayeen Wadanka Falastiin iyo Yuhuuda oo dhul ka qabsatay, Yuhuuda oo aay keeneen wadamada reer galbeedka waqtigaas ugu tunka roonaa sida England sanadihii dagaalkii labaad ka dib 1945, dagaalo leh wajiyo badan iyo duruuftiisa nololeed, saameeyay inta badan dadka reer Falastiin, waxaa la yaab ah Wiilkii aabihii lagu dilay, isagana dhibeen, ama aay dileen, welina dhagaxa ku dagaalamayaa, waxaay sii fogeeynaysaa colaada u dhexeysa dadka muslimka ah iyo Yuhuuda, inkastoo Yuhuudu aay ahaayeen markasta dad kasoo horjeeda awooda Alle & soodiritaanka Rasuulkeena suuban NNKHA.
Waa sadaal niyadaydu jeclasatay, oo aan is iri hadii aay sidaas noqoto sidaas ayaa arinku u dhici lahaayd, dhankale sidan ayaa wanaagsan si aay guushaasi u timaado, khaayrkuna waxaa uu ku jiraa, sidaas (critical Thinking) waayo dagaalka u dhexeeya Falastiin & Yuhuuda, maaha mid dhamaanaya waana dagaal leh waqti kooban (gorilla war) mar hadii xabad joojintu tahay dan cid gaar ah wadato guulna aanweli lakala gaadhin, kasii daroo dibidhal weeyaanee! marka bil ama sanad lakala maqanyahay laayskusoo ruqaansanaayo, waa hoosiis loo hadhgaaynaaayo dadka Islaamka ah, waxaanse jeclaaystay in dagaalkani sii socdo, tan iyo inta aay ku baraarugayaan dadka Muslimka ah, sidoo kale aay daalayaan Yuhuudu, waayo? niyad sami kuma dagaalamayaan. Dadka muslimka ahi, waxaay dareensanyihiin abaal marinta marka aay dhintaan, Alle u diyaariyay Mujaahidiintiisa & Adoomihiisa saalixa.
Waxaa dagaalamayaa ninkii la dilay Aabihii, isagana la dhiibay, am xaaskiisa iyo hooyadiina la galaaftay hadaanse laba xumeeyn, waxaa uu dareensanyahay inaanu wanaag ku noolaanayn inta Isra’iil awood ahaan garab joogto, iskaba daayee wuxuu u dagaalamayaa inuu inankiisa, diintiis, & dalkiisa manta xoriyad dhameeys ah uga tago, isaguna dhinto, halka Israil ay waddo dagaal fuley, oo loogu gabanaayo kaarayaal, iyo diyaarado hawadaas heehaabaya.
Dagaalkan hadeer biloowday waxaa uu leeyahay ama keeni karaa afar ujeedo.
1. In dagaalkan uu noqdo kii ugu dambeeyay ee dhex mara reer Falastiin iyo Yuhuudda, waase laga yaab inuu socdo muddo dheer, oo aanu joogsan, wuxuu sidoo kale xambaarsanyahay mid ka mid ah mucjisooyinka aduunkan, waayo hore waxaa aad u jeclaaysan jiray xabad joojinta dadka Falstiiniyiinta ee degan daanta Qaza & Masjidka barakaysan ee Aqsa, hadeerse waxaa jeclaaysanayaa oo doorbiday amase dan mooday Kaarayaasha Yuhuudda.
2. In dagaalkani kacdoono isbedel uu ku keeno wadamada Islaamk ah marka laga rebo Turkiga oo ah ama u taagan halkii loo sii socday rajo ahaan, oo isagu tageersan in Islaamku xoogeeysto, sidoo kale aad ugasoo horjeeda dhibaatada lagu hayo reer Qaza, una dheertahay nacaaybka Yuhuuda, in Sha’Allah waa rajo laga qabo dadka carabta ku nool inaay la yimaadaan fursad isbedel, sidoo kale kacdoonadani inaanay noqon amase u sawir ekaan kuwo loogu ololaynayo dimuqraadiyadda (doonsita reer galbeedka) sidii kuwii dhacay (Arab Spring) ee lahaa “waxaanu meesha ka saaraynaa keligii Taliye, waxaanu rabnaa Dimuqraadiayad”. Balse aay noqdaan kuwo danta Islaamka lagu tageero iyo midnimadiiisa, marka dadku is bedelaan dhaqan ahaan ayaa hogaamiyaashuna is bedelaan, noocaay jiilkaasi yihiin ayaa hogaankeedu u sawir ekaadaa.
3. Sidoo kale waxaad moodaa inaay jirto ifafaalo wanaagsan oo ah in dagaalkani uu sameeyn faro badan ku yeesho wadamao dhoowr ah oo hagaagi waayay amni ahaan iyo dawlad ahaanba iyagoo muslim ah sida: Somaaliya, Bakistaan sababo awgood sida: reer galbeedka oo faraha kula jira, iyagoo jecel meelkasta oo Islaam ka jiro aay ku luglahaadaan dhaq-dhaqaaqooda, si loo wiiqo awooda wanaag farista iyo dhaqanka diinta Islaamka loogana bedelo dhaqamo xun, hadiise wadamada Islaamku is bedel midaaysan layimaadaan, sababto inaay timaado midnimo shacab, laayskana dulqaado dhamaan faro galinta ka jirta dibada, laasykuna dayo in aan la dareemin faro galintaas qaawan sida hore aay usoo dhacday sida Liibiya, iyo Masar, oo si khaldan loo abaabulay markii dambena qaarkood waddo khladan loo inqilaabay dhaxalkooda si fiican baan u aragna, Somaaliya waxaay gubanaysaa 24sano, waayo? faro galin dibadeed awgeed.
4. Dhanka kale wadamada reer galbeedka waxaa ku nool malaayiin Islaam ah oo qaarkood hadeer damiirkoodiii soo jeestay, suurto gal inaay kacdoon abaabulaan, ka dhan ah Israil (Yuhuuda+Nasaara) mustaqbal ahaana aay wax ka bedesho Wadamadaas, (dhadhanka dhibta halaaysla eego oo xaalki isu bedelo).
Gebogabadii mdinimadu waxaay markasta horseedaa guulo la sadaalin karo, lakiin tan islaamka waxaay ki iman kartaa dagaalka Qaza, dhibta oo laaysla dareemo, iyo Iimaan oo koow ka ah, Islaamka ku nool wadamada caalamka guud ahaan si adag u cadhooda waa shicibkee, kacdoono xoogan oo ka dhaca iyo fadhiidka hogaanak ah oo laga saaro meesha. “ Qofka telefoonka isticmaala mar-mar waa lasoo biniiniyaa (missed call) marmarna si toos ah ayaa loo soo wacaa, marka loo soo biniiniyo war badan ma haaysid, hadiise lagusoo waco war baad geydaa, hadeer dagaalka Qaza xabad joojintiisu waa biniinis, hadiise la joogteeyo waa warbixin togan oo guud ahaan islaamku aay helaayan, waana jihaad”.
Waad mahadsantihiin inaad niyadda igala rafiiqdaan waayo? Aniguba taag-kale ma hayee!, waadna ku mudantihiin inaad jeceshehiin in Yuhuuda laga guulaaysto, waayo duurfta ayaa ina baday qalbi jacaaylkaas! sidoo kale Islaamku caaalamka qabsado oo gaalada laga awood-roonaado marlabaad taladuna gacmaheena kusoo noqoto, Alle ayaan ka baryaynaa inagana ficil ayaa laaynooga baahanyahay.
Takbiir- Allahu Akbar.
Hassan A Shire