1. Shirki
weeyn
2. Shirki
yar
Hadaba shirkiga Alle cidda la timaadaa waxaa Alle
balan qaaday in uu burburinaayo camalkiisa, waxaana uu ka mid yahay camaladda
Alle sheegay inuu aanu dhaafayn, waxaan rabaa inaan halkan kusoo qaato shirki
Asqar, oo |Rasuulku suubaana NNKHA yiri waxaa uu ka qorsoonyahay sidii Qudhaanjo
yar oo dhexmarasyaa meel mugdi ah oo saran Dhagax madoow, shirkigaas waxaa ka
mid ah arinkan oo dadkeena aad ugu badan soo kodhaya.
Iscajabinta:
Qofka bani aadamka oo isu arkaa inuu dadka wax dheeryahay
ama ku faanaa, ayaa la dhahaa iscajabin, ama dadkuba aay cajabiyaan waxaana keena arimahan
1. In
uu jaahil ka yahay Alle raxmaanka oo
waxkasta siiya qifka kan kalena aan siin.
2. Inuu
naftiisa waxa kasta oo u sameeynayaayo mahadiyo, oo uu jaahil ka yahay
khaladaada naftiisa.
3. qofka
oo aan naftiisa Daahirin, Ruuxiyadda
Qodobkani aad ayuu inoogu badanyahay, walaalayaal
halaga taxadiro
No comments:
Post a Comment